Home » Xildhibaan Mahad Abdirahmaan Taliye Shub Oo Markale Loo Magacaabey Taliyaha Ciidanka Asluubta

Xildhibaan Mahad Abdirahmaan Taliye Shub Oo Markale Loo Magacaabey Taliyaha Ciidanka Asluubta

by Mohamed Adam Socdaal

Muqdisho (CKG)- Golaha Wasiirrada ayaa Taliyaha Ciidanka Asluubta u magacaabay General Mahad Cabdiraxmaan Aaden,oo ay soo jeedisey Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka.

Taliyaha cusub ee Ciidanka Asluubta General Mahad Cabdiraxmaan ayaa aqoon iyo khibrad u leh arrimaha la xiriira waajibaadka Ciidanka Asluubta, kaas oo horey u soo noqday Taliyaha Ciidanka Asluubta.

xildhibaan Mahad Abdirahaan Oo Ku magac dheer Taliye Shub waxaa uu hore u ahaa Taliyihi Ciidanka Booliska Gobolka Bay isagoona markii Dambe Shariif Xasan Sheekh Adan Madaxweynihii Koonfur Galbeed u Dalacsiiyey Taliyaha Ciianka Booliska Koonfur Galbeed Markii dambena uu noqtay Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya Dowladii Madaxweyne Farmaajo.

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com