Wednesday, February 28, 2024
More

    Xiisad ka Taagan Magaalada Garowe & Wararkii ugu dambeeyay

    Garowe(CKG)-Wararka ka imaanaya magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland ayaa sheegaya in Xiisad ay ka Taagan tahay ka dib markii dhaqdhaqaaqyo ciidan oo iska soo horjeeda ay ka bilaabantay Halkaas.

    Ciidamada Madaxtoyada iyo PMPf ayaa xalay Saqdii dhexe bilaabay in ay xiraan wadooyinka Muhiimka ee magalada sida wadada Madaxtooyada , Wasaaradaha ,laamiga Wadnaha iyo Nawaaxyiga xarunta barlamaanka Puntland ee Garowe, intaas ka dib Ciidanka Dana bee Puntlaand ayaa magaalada Garowe gudaha u soo galay oo degay goobo kala duwan oo ka tirsaan Magaalada Garowe.

    Hase ‘ahaatee ‘ Xiisadan ka Taagan Magaalada Garowe ayaa imaaneysa xilli uu furmay Kalfadhiga 52aad ee baarlamaanka Puntland Taas oo laga filan karo in xildhibaanada Golaha Wakiiladaa Puntland ay bilaabaan Dood la xiriirta wax ka bedel lagu sameeyo Dastuurka Puntland lagana soo hormariyo waqtigii laa filayay .

    Codkakoonfurgalbeed.com

    WARARKA LA XIRIIRA

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here

    KU BIIR ASXAABTA BARTA FACEBOOGEENA

    LATEST HEADLINES

    Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com