Wednesday, February 28, 2024
More

    Wasiiru Dowlaha Amniga Soomaaliya Oo Shir Guddoomiyey Shir Ay Ka Qeybgaleen Hay’adaha Amniga (SAWIRRO)

    Muqdisho (CKG)- Wasiiru dowlaha Amniga XFS Maxamed Cali Xagaa oo guddoomiyay Kulan looga hadlayay Amniga oo ay ka qeyb galeen Hay’adaha Amaanka dalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir.

    Kulanka ayaa looga hadlay Xoojinta Amniga iyo Hirgelinta Xeerka Xakameynta Hubka Caasimada ee dhawaan ay soo saartay dowladdu.

    Kulanka ayaa warbixino looga dhageystay Taliyeyaasha Ciidamada isku dhafka ah ee Howlgalka Ciiltire sida, Boliiska, Nabadsugidda Gobolka Banaadir iyo Polizia Militare oo si xoojin ah ula shaqeynaysa Ciidanka Amaanka.

    Codkakoonfurgalbeed.com

    WARARKA LA XIRIIRA

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here

    KU BIIR ASXAABTA BARTA FACEBOOGEENA

    LATEST HEADLINES

    Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com