Baydhabo (CKG)– Wasiirka Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska Iyo Xuquuqul Insaanka Koonfur Galbeed Marwo Fahiima Osman Omar ayaa Baydhabo ka daa-furtay Tababar loo qabanayo guddiyadda Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed u qaabilsan Xuquuqul Insaanka kaaso kor loogu qaadayo dhanka xuquuqda Aadanaha.
Tababar kan waxaa ka qeybgalaya xildhibaano katirsan golaha wakiilada Koonfur Galbeed oo xubin ka ah guddiyadda kala duwan ee golaha wakiilada iyo xubno kamid ah ururadda bulshada Rayidka.
mudada tababarkan uu socdo waxaa ka qeybaliyaasha ay guddiyadda Baarlamaanka Koonfur Galbeed waydiin doonan su’aal badan oo bulshadu ay iska waydiyaan xuquuqul Insaanka.
Codkakoonfurgalbeed.com