Home » Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Dowladda Soomaaliya Oo Kulan La Qaadatay Dhigeeda Dalka Masar

Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Dowladda Soomaaliya Oo Kulan La Qaadatay Dhigeeda Dalka Masar

by Mohamed Adam Socdaal

Masar (CKG)- Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada XFS Marwo Khadiijo Maxamed Makhsoumi ayaa kulan la qaadatay dhiggeeda dalka Masar marwo Yasmine Fouad.

Labada Wasiir ayaa ka wada hadlay sidii wax looga qaban lahaa arrimaha deegaanka iyo isbeddelka cimilada oo adduunka qatar ba’an ku haya, saameyn na ku yeeshay nolosha dadka iyo duunyada.

Intii kulanku socday waxay sidoo kale ka wada hadleen labada wasiir sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada wasaaradood, ayna isaga kaashan lahaayeen dhanka khibradaha.

Codkakoonfurgalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com