Home » Wasiirka Arrimaha Gudaha Koonfur Galbeed Oo Maamul Cusub U Magacaabey Deegaanka Quracjoome.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Koonfur Galbeed Oo Maamul Cusub U Magacaabey Deegaanka Quracjoome.

by Mohamed Adam Socdaal

Baydhabo: (CKG)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdulaahi Xaaji Xaaan ayaa maamul Cusub u magacaabey Deegaanka Qurac-joome ee Gobolka Bakool.

Xasan Maxamed Xasan Cideeye ayaa loo magacaabey Guddoomiyaha Deegaanka, Adan Abdirahmaan Yuusuf Guddoomiye kuxigeenka Deegaanka halka Xoghayaha Maamulka Deegaanka loo magacaabey Cabdi Yuusuf Ducaale.

deegaanka Qurac-joome waxaa uu kamid yahay deegaanada xiligan soo koraya sameynayana horumar dhinac kasta ka kooban sida ay sheegeen dadka deegaanka.

CodkaKoonfurGalbeed.Com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com