29
Muqdisho (CKG)- Xoghaayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka dagay garoonka Adan Abdulle Cusmaan Adan Cade ee Muqdisho waxaana garoonka ku soo dhaweeyey Wasiirka Arrimaha dibada Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac iyo qaar kamid ah guddoomiyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir.
lama oga sababta subaxnimadii hore ee saakay ugu soo tagay Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey iyo wafdigiisa hasa ahaate waxaa la filaya in daqiiqado ka dib la shaaciyo sababta iyo ujeedada wafdigan.
la soco Codkakoonfurgalbeed.com wixii macluumad ah oo kasoo kordha Insha Allah