Home » Wasiirka Amniga KG oo dhiira-galiyay ciidanka furuumaha ku sugan.(DAAWO)

Wasiirka Amniga KG oo dhiira-galiyay ciidanka furuumaha ku sugan.(DAAWO)

by Weriye Ateera

BAYDHABO(CKG)--Wasiiro uu hogaaminaayay wasiirka wasaaradda amniga gudaha maamulka KGS Mudane Cabdukaadir Xasan, xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka DF degaan doorashadooda ay tahay KG, maamulka degmada Baydhabo iyo masuulin kale oo ku sugnaa Baydhabo oo kormeer iyo dhiira-galin ugu tagay ciidanka Daraawishta KG ayaa waxay u sheegeen in ay yihiin ciidanka looga fadhiyo in ay shacabka degmada ka ilaaliyaan kooxda al shabaab iyo cid kasta oo raba in faragalin ku sameyaan Amnigooda.

Ciidanka oo ku sugnaa goobaha laga ilaaliyo degmada Baydhabo ayaa loo balan qaaday in ay heli doonaan xaquuqdooda ilaa min derejo ayagoo ku muteysan doonaan dadaalka hadda ay wadaan haddii ay sii laba jibaraan.

Wasiir Cabdukaadir ayaa sheegay askartii weeraradii ugu dambeeyay ee lagu soo qaaday furuumahooda ee ku dhintay ayaa sheegay wasiirka in la dalacsiindoono.

Halka hoose ka daawo muuqaalka.

Codkakoonfurgalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com