Home » Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya Oo Shaacisay Jadwalka Imtaxanaadka.

Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya Oo Shaacisay Jadwalka Imtaxanaadka.

by Mohamed Adam Socdaal

Muqdisho (CKG)- Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in la qaadi doono Imtixaanka Qaranka ee Dugsiyada Sare ee Dalka 27-ka May 2023.

War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda ayaa waxaa lagu yiri” Haddaba waxaa la farayaa Ardayda, Waalidiinta, Macallimiinta iyo Maamulayaasha in ay u diyaar garoobaan Imtixaanka Maalmaha yar ee ka dhiman”

Dowladda Soomaaliya ayaa sanad kasta Bisha May waxaa ay qaadaa Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada Sare, kaas oo laga qaadayo Ardayda kunool Muqdisho iyo dowlad Goboleedyada marka laga reebo Puntland iyo Somaliland.

Codkakoonfurgalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com