Home » Wasaaradda Waxbarashada Koonfur Galbeed Oo Shaacisay Imtaxanaadka Fasalka 8aad Ee Iskuulada

Wasaaradda Waxbarashada Koonfur Galbeed Oo Shaacisay Imtaxanaadka Fasalka 8aad Ee Iskuulada

by Mohamed Adam Socdaal

Baydhabo (CKG)- Wasaaradda waxbarashada Koonfur Galbeed ayaa shaacisay imtaxanaadka shahaadiga ah ee duggsiga dhaxe.

war qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska wasaaradda ayaa lagu sheegay in 20/5/2023 la qaadi doono imtaxanaadka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee sanad dugsiyeedka 2022 ilaa 2023.

halkan hoose ka akhriiso warqada kasoo baxday xafiiska Wasaaradda waxbarashada.

Codkakoonfurgalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com