32
AFGOOYE(CKG)-Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose Mudane Mohamed ibrahim Barre iyo Agaasimaha Guud ee Wasaarada Fadal Abdullahi Mursal oo ay Wehliyaan Komeeraha Guud iyo Gudoonka Waxbarashada Gobolka, Maamulka Degmada Afgooye iyo Kan Deegaanka Lafoole ayaa ka qeybgalay Xarig Jarka.
Xafiiskan ayaa lagu bixin doonaa Shahaadooyinka Guud ahaan Gobolka Shabellaha Hoose, Waxa uuna meesha ka Saari doonaa in Shahaadooyinka loo doonto Magaalada mogadisho oo markii hore loo aadi jiray.