Home » Wasaaradda Haweenka Koonfur Galbeed ayaa Tababar ku saabsan Maareynta Kiisaska iyo PSS ee Shaqaalaha Wasaaradda & Bixiyeyaasha Adeegga ugu qabatay Baydhabo (SAWIRRO)

Wasaaradda Haweenka Koonfur Galbeed ayaa Tababar ku saabsan Maareynta Kiisaska iyo PSS ee Shaqaalaha Wasaaradda & Bixiyeyaasha Adeegga ugu qabatay Baydhabo (SAWIRRO)

by Mohamed Adam Socdaal

Baydhabo (CKG)– Wasaaradda Haweenka Koonfur Galbeed ayaa Tababar ku saabsan Maareynta Kiisaska iyo PSS ee Shaqaalaha Wasaaradda & Bixiyeyaasha Adeegga ugu qabatay Baydhabo.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Haweenka Koonfur Galbeed Marwo Madiina Ahmed Nuur ayaa daah furtay Tababarka waxayna sheegtay muhiimada uu leedahay Tababarkan kana codsatay ka qeybgaliyaasha inay diirada saaran wixii ay bartaan si ay ugu adeegaan bulshada.

Tababarkan ayaa ah mid muhiimad gaar ah siinaya maareynta Kiisaska iyo PSS kuwaasi oo hada ah kuwo bulshada soomaaliyeed ay baahi weyn u qabaan lana doonayo in lasii labo jibaaro xoojintooda.

CodkaKoonfurGalbeed.Com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com