55
Baydhabo (CKG)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Bay’ada Iyo duurjoogta Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Xaaji Ismaaciil Sheekh Mustaf ayaa kudhowaad 500-Qoys oo danyer ah oo ku nool Baydhabo u qeybiyey Burjiko wax lagu karsado.
Wasaaradda Hay’ada ayaa mudooyinkan dambe waday dadaalo wax ku ool ah oo loogu adeegayey bulshada Deegaanada Koonfur Galbeed waxaana dhamaan dadkii ka faa’ideystay u sheegay Warbaahhinta Codkakoonfurgalbeed.com inay aad ugu faraxsan yihiin.
Codkakoonfurgalbeed.com