XUDUR(CKG)-Bulshada ku nool degmada Xudur xarunta gobolka Bakool ayaa ah kuwo mar weliba ay garab istaag u muujinayaan ciidamada kala duwan ee ku sugan degmada taasi oo keentay madaama ciidamada ku dhawaad 15 sano oo degmada go’doon ay tahay dhiigooda u hurayaan.
Bulshada ayaa xiliyada ciidamada dagaalka ay kula jiraan kooxda al shabaab waxay ka daba wadaan biyaha, caanaha, raashiinka iyo dhiira-galinada kale.
Warbixintaan ayaa waxaa lagu soo bandhiggay garab istaaga shacabka ay u hayaan ciidamada degmada Xudur.
Halka hoose ka daawo Warbixinta.
Codkakoonfurgalbeed.com