Wednesday, February 28, 2024
More

    Wafdi ka socday Hay’adda UNFPA oo maanta Safar shaqo kuso Gaaray Magaalada Baydhabo(SAWIRRO)

    Baydhabo(CKG)-Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda UNFPA oo maanta Safar shaqo kuso Gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

    Madaxweyne Laftagareen iyo Madaxa Hay’adda UNFPA Niyi ojoulape ee Wafdiga uu Hogaaminayey ayaa ka Wada Hadlay Hormarinta Adeegyada Caafimaadka, Barashada Farsamada Gacanta, Shaqa Abuurka Dhalinyarada iyo Xoojinta Wada Shaqaynta.

    Kulanka Waxaa ka qeybgalay Wasiiradda Wasaaraddaha Qorshaynta, Dhalinyarada, Caafimaadka, Dekedaha, Haweenka iyo Biyaha.

    Codkakoonfurgalbeed.com

    WARARKA LA XIRIIRA

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here

    KU BIIR ASXAABTA BARTA FACEBOOGEENA

    LATEST HEADLINES

    Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com