Wednesday, February 28, 2024
More

    Wafdi Ka Socda Safaaradda Finland iyo Hay’adda UNICEF iyo Wasaaradda Waxbarashada Koonfur Galbeed oo Kormeerey Iskuulada IDPs

    Baydhabo (CKG) – Wafdigan oo ka kala socdey Safaaradda Finland qeybteeda Waxbarashada, Hay’adda UNICEF iyo masuuliyiin kale oo uu horkacayey agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada Koonfur Galbeed Mudane Fadal Abdullaahi Mursal ayaa maanta kormeerey Iskuulo ay taagyeeraan Safaaradda Finland qeybteeda waxbarashada iyo Hay’adda UNICEF.

    Goobaha masuuliyiintan ay booqdeen waxaa kamid ah Iskuulka Dr Ayuub, mid kamid ah Iskuulada kuyaala IDPs, Xaruunta Tababaradda Macalamiinta TTA iyo goobo kale.

    Booqashada wafdiga kaddib waxay tageen Xaruunta Wasaaradda Waxbarashada oo kulan ay kula qateen Wasiir ku xigeenka Wasaaradda agaasimaha guud iyo qaar kamid ah shaqalaaha wasaaradda waaxana loogu hadlay arrimo laxixiira xoojinta waxbarashada.

    CodkaKoonfurGalbeed.Com

    Halkan Hoose ka fiirso Sawiradda

     

    WARARKA LA XIRIIRA

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here

    KU BIIR ASXAABTA BARTA FACEBOOGEENA

    LATEST HEADLINES

    Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com