Home » Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Shir uga qayb-galaya Hindiya

Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Shir uga qayb-galaya Hindiya

by Mohamed Adam Socdaal

New Delhi (CKG)- Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cali Xaaji Aadan oo Safar shaqo ku gaaray dalka India ayaa lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Gandhi Airport ee caasimada New Delhi.

Waxaana soodhaweyay Wasiirka iyo wafdigiisa  Safiirka Safaaradda Soomaaliya Axmed Cali Daahir iyo Qunsulka ahna Ku-xigeenka Safiirka Mudane Cabdifataax Cabdullaahi Nuur.

Wasiirka inta uu joogo dalkaas waxaa uu ka qeyb gali doona shir caalami ah oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Caafimaadka dalkaas isla markaana hal ku dhiggga sannadkaan uu yahay ONE EARTH oo ah Caafimaad mid ah.

Codkakoonfurgalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com