Home » Waa Sidee Xaalada Magaalada Baardheere Ee Gobolka Gedo Ee Jubbaland

Waa Sidee Xaalada Magaalada Baardheere Ee Gobolka Gedo Ee Jubbaland

by Mohamed Adam Socdaal

Baardheere (CKG)- Senator Cabdulaahi Sheekh Ismaciil oo ka mid ah Xildhibaannada Aqalka Sare ee Soomaliya ayaa Maaanta Booqasho ku tegay degmada Baardheere ee Gobolka Gedo,waxaana garoonka diyaaradaha degmada ku soo dhaweeyey Mas,uuliyiin ka tirsan maamulka degmada Bardheere iyo Sarakiil ka tirsan Ciidamada DF ee ku sugan degmada .

Senetor Farataag ayaa isla maanta kormeeray Xerada ay ku jiran Ciidamada tababarka uga socdo Baardheere, isaga oo mar uu ka hadlayey Socdaalkiisa sheegay inay la xariirto u diyaar garowga wejiga labaad ee howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab.

Dhinaca kale Senetar Farataag oo soo marey degmada Dolow ayaa waxaa halkaasiku soo dhaweeyey Wasiir Caraxmaan Maxamed Xuseen iyo Xubno maamulka Dolow iyo weliba Saraakiisha Ciidamada ku sugan degmada Dolow.

Codkakoonfurgalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com