Home » TOP NEWS: Diyaaradda Fly Dubai oo duulimaadyo toos ah ka billowday Dubia illaa Caasimadda Muqdisho

TOP NEWS: Diyaaradda Fly Dubai oo duulimaadyo toos ah ka billowday Dubia illaa Caasimadda Muqdisho

by CKG Editor

Muqdisho (CKG) – Diyaaradda Fly Dubai oo laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta ayaa Khamiistii maanta si rasmi ah u bilowday Duulimaad toos ah oo Dubai ilaa Caasimadda Muqdisho .

Duulimaadyada Fly Dubai ayaa la ballaarin doonaa 1-da bisha June ee sanadkaan sida ay sheegtay Warbaahinta Dowladda Soomaaliya.

Diyaaradda ayaa duulimaadyo ku tagi doontaa Magaalooyinka Muqdisho, Hargeisa, Alexandria, Asmara, Dar es Salaam, Djibouti, Entebbe, Khartoum, Jubba, Asmara iyo Addis ababa.

Diyaaradda Fly Dubai ee Boeing 737 Max ayaa isku xiri doonta Ganacsiga iyo Dalxiiska ee dalalka Soomaaliya iyo Imaaraadka carabta.

CodkaKoonfurGalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com