BAYDHABO(CKG)-Taliye Xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed Janaral Maday Nuurey Ufurow Ayaa Manta Soo Gaarey Guddaha Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobalka Baay Waxaana Garoonka Diyaaradaha kusoo Dhowayey Taliyaha Qeybta 60-aad Ee Ciidanka XDS.
Janaral Xasan Baydhabo iyo Taliyaha Xigeenka Qeybta 60-aad Cornel Ali Xabad iyo Qaar kamid Saraakisha Taliska Qeybta 60-aad.
Janaral Ufurow Ayaa looso Galbiyey Xarunta Taliska Qeybta 60-aad Asigoona kulan La Qaatey Dhamaan Saraakiisha Taliska Qeybta 60-aad iyo Saraakisha Guutada 8-aad Asigoona ka Dhageystey Warbixta Guud.
Codkakoonfurgalbeed.com