Home » Taliyaha qeybta 60,aad oo Baydhabo lagu soo dhaweeyay (SAWIRRO)

Taliyaha qeybta 60,aad oo Baydhabo lagu soo dhaweeyay (SAWIRRO)

by Weriye Ateera

Baydhabo-(CKG)-Taliyaha cusub qeybta 60-aad ciidanka Xoogga dalka soomaaliyeed ayaa soo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, kadib markii maalmo ka hor loo magacaabey taliyaha cusub ee qeybta.

Taliye Xasan Baydhabo ayaa waxaa uu soo ahaa saraakiisha ciidan ee qeybta ka ahaa kuwa Xoogga dalka soomaaliya, Wuxuuna ka soo shaqeeyay gobolada KGS gaar ahaan Baay iyo Bakool.

Qibrid ahaan taliye Xasan Baydhabo ayaa laga sugayaa in is bedel weyn uu ku soo kordhiyo ciidanka madaama uu yahay qof aqoon u leh dagaalka iyo howlgalinta ciidamada.

Taliyaha cusub ee qeybta 60-aad ciidanka Xoogga dalka soomaaliyeed Xasan Baydhabo ayaa waxey ku soo adeysaa xili Gobolada KGS gaar ahaan degaanada ay ka joogaan kooxda Al-shabaab dhawaan ay ka bilaawan donaan wajigii labaad ee ka xureynta kooxda Al-shabaab.

Codkakoonfurgalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com