25
Muqdisho (CKG)- Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/Guuto Sulub Axmed Firin, ayaa Maanta ku wareejiyay Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir gaadiid si loogu xoojiyo amniga Caasimada iyo Nawaaxigeeda.
Gaadiidkaan ayaa wax badan ka taridoona baahida gaadiid xumo ee horay ujirtay, Taliyaha Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir G/Sarre Mahadi Cumar Muumim, ayaa cadeeyay in gadiidka uu buuxindoonaa meelo ka banaana Boliiska Gobolka Banaadir, isaga oo carabka ku adkeeyay in la dhowridoono loona isticmaalidoono ujeedadii loo keenay.
Codkakoonfurgalbeed.com