Home » Taliyaha Ciidanka Booliska oo xariga ka jaray xarunta farsamada doomaha Ciidanka

Taliyaha Ciidanka Booliska oo xariga ka jaray xarunta farsamada doomaha Ciidanka

by CKG Editor

Muqdisho (CKG) – Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Guuuto Sulub Axmed Firin iyo Madaxa Hay’ada EUCAP ayaa xarig jaray xarunta farsamada doomaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha ee Ciidanka Booliska oo lagu soo kordhiyay.

Taliyaha, ayaa kulan laqaatay saaxiibada gacanta ka siiyay Ciidanka ee ka caawiya Agabka Ciidanka iyo sare u qaadidda tayada Farsamo ee Ciidanka iyo kaabista howlaha Ciidanka, iyada oo ay wax badan ka badalidoontoo cilad bixinta Doomaha iyo gargaarka shacabka Soomaaliyeed.

CodkaKoonfurGalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com