Wednesday, February 28, 2024
More

    Taliyaha ciidamada XD oo ay wehliyaan saraakiil kale oo degmada Gal-cad(SAWIRRO)

    Gal-cad(CKG)-Taliyaha ciidanka xoogga dalka soomaliya S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa ciidamada Xoogga dalka ee ku sugan dagmada Gal-cad ee gobolka galgaduud ku soo booqday Difaaca ay kaga sugan yihiin dagmada gal-cad. Wefdiga taliya waxaa qeyb ka ahaa wasiirka wasaradda gaanshaandhiga DFS Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo saraakiil kale oo raba in ay qiimayn ku sameyaan awoodda iyo sida ay ugu diyaarsan yihiin la dagaalanka kooxda Al-shabaab. Taliyha ayaa ku bogaadiyay ciidanka geesiyaasha ah shaqada adag ay u hayaan qarankooda, asagoona kula dardaarmay in ay siilabajibaaran wajibaadka adag ee ay gudanayaan. Saraakiisha hogaamineysa Ciidanka kumaandooska danab iyo gorgor oo ku sugan difaaca hore ee dagmada galcad ayaa taliyaha uga warbixiyay habsami u socodka howlgalada kadhanka ah ee kooxda A- shabab, wuxuna u sheegay in ay ka go’antahay wax ka qabashada dhibaatada kooxda Al-shabaab ay ku hayaan shacanka soomaaliyeed.

    Codkakoonfurgalbeed.com

    WARARKA LA XIRIIRA

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here

    KU BIIR ASXAABTA BARTA FACEBOOGEENA

    LATEST HEADLINES

    Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com