Home » Taliska Booliska Soomaaliyeed Oo Booqdey Xaruunta Hay’adda Maareynta Masiibooyinka (SAWIRRO)

Taliska Booliska Soomaaliyeed Oo Booqdey Xaruunta Hay’adda Maareynta Masiibooyinka (SAWIRRO)

by Mohamed Adam Socdaal

Baydhabo (CKG)- Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa maanta booqday xarunta Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka ee Qaranka.

Guddoomiyaha Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa Taliyaha ku soo dhaweeyay xarunta, wuxuuna taliyuhu booqday qeybaha iyo waaxaha xarunta, waxaana warbixinno laga siiyay sida ay hay’addu ugu shaqeyso bulshada.

CodkaKoonfurGalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com