Buur-Hakaba(CKG)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta KGS, ayaa Maanta Tababar u qabatey Xubnaha Cusub ee Golaha Deegaanka Degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay oo dhawaan Bulshada ay soo doorteen.
Tababarkaasi oo lagu bareyey Xabka ay udooran Lahaayeen Gudoomiyaha iyo Gudoomiye kuxigeenka Maamulka Degmada Buur-hakaba.
Tababarka intii uu socodey waxaa goobjoog ahaa qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda , Hay’adda FCA iyo Lataliyaha Madaxweynaha Maamul Daadajinta Mudane Abdirahmaan Ali Gaab iyo masuuliyiin kale .
Â
Codkakoonfurgalbeed.com