Home » Soomaali ka Qaxday Colaadda Suudaan oo gaartay Dalka itoobiya

Soomaali ka Qaxday Colaadda Suudaan oo gaartay Dalka itoobiya

by Mohamed Adam Socdaal

Sudaan CKG)- Soomaali badan oo isaga Qaxday Colaadda Dalka Itoobiya ayaa gaartay Dalka Itoobiya,kuwaasi oo maray socdaal dhanka dhulka ah oo dhibaatooyin badan ay ku mareen.

Boqolaal qof oo ka cararay Colaadda kasoo Cusboonatay dalakasi Suudaan ayaa gaaray dalka Itoobiya, waxaana wararku sheegayaan in dadkaasi aysan wax taageero ah ka helin Safaaradda Soomaaliya ee dalkaasi Itoobiya.

Colaadda Suudaan ayaa waxaa ay sababtay in dad abdan ay isaga qaxaan dalkaasi,waxaana intooda badan ay gaareen dalalka dariska ah.

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com