Home » Sidoo loo xoojin karaa Amniga degaanada koonfur galbeed soomaaliya(SAWIRRO)

Sidoo loo xoojin karaa Amniga degaanada koonfur galbeed soomaaliya(SAWIRRO)

by Weriye Ateera
Baydhabo(CKG)-Wasiiru-Dowlaha Wasaarada Amniga Haadi Siraad Cumar oo uu Wehliyo Agaasimaha Madaxtooyada Abdifatah Mahad Abdirahmaan ayaa kulan la qaatay La taliyaal sare Andry iyo Alex oo ka Tirana Hay’adda la Talinta Howlaha Amniga (Decaf) ee fadhigeedu yahay Geneva.
Mr Andry ayaa ka warbixiyey ujeedada socdaalkooda Magaalada Baydhabo in uu yahay Ukuura-Galida Xaalada Guud ee Amni ee Koonfur Galbeed, ayagoo Wakiil ka ah Dowladda UK, islamarkaana ay Wareysi la yeeshaan Hay’addaha Amniga, iyo Wasaaradaha Cadaalada, Maaliyada, Qorsheynta iyo Ururada Bulshada, ayna weydiyaan xaaladaha Amni ee DKGS iyo caqabadaha jira.
Agaasimaha Madaxtooyada iyo Wasiiru Dowlaha Amniga ayaa Wafdiga uga Mahadceliyey Booqashadooda waxaana ay la Wadaageen Qorshaha Amni ee Dowladda Udejisay Deeganada Koonfur Galbeed iyo Udiyaar Garowga la Dagaalanka Khawaarijta Alshabaab.
Codkakoonfurgalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com