Home » Shir looga hadlaayay Amniga oo lagu qabtay Degmada Waajid.(SAWIRRO)

Shir looga hadlaayay Amniga oo lagu qabtay Degmada Waajid.(SAWIRRO)

by Weriye Ateera

Waajid (CKG)- Shirkan oo bishiiba halmar la qabto kaasi oo ka soo qayb galay Maamulka Degmada Waajid iyo Ururada Bulshada kala duwan ee Magalada Waajid.

Shirka waxa Shir Gaddomiyey Guddoomiyaha Degmada Wajid Ahna Duqa Magalada Mudane Mohamed Moallim Yusuf waxaana ka soo qayb galay.

Maamulka Degmada Waajid, Sarkiisha Ciidanka,Guddomiyasha Xafdaha Iyo Kuwa Kamamka Ee Magalada Wajid.

Shirkan Bishiba halmar laqabto ayaa looga hadlayey Arimaha bulshada iyo sidii loo horumarin lahaa adegyada hortabinta u leh bulshada ku nool Degmada Waajid.

Sidoo kale waxaa meesha hadalo ka soo jeediyey Guddomiyaha Degmda Wajid Iyo ku Xigeenkiisa Mukhtar Ahmed Awdhere Iyagoona xusey In loo diyaar garoobo Wajigii labaad la Dagalanka Ururka Al-shabab si ay qayb wayn ugu noqdaan bulashada .

Codkakoonfurgalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com