Home » Shir ku saabsan ballaarinta Idaacadaha DFS, D/Goboleedyada iyo G/ Banaadir oo ka furmay Kismaayo (SAWIRRO)

Shir ku saabsan ballaarinta Idaacadaha DFS, D/Goboleedyada iyo G/ Banaadir oo ka furmay Kismaayo (SAWIRRO)

by CKG Editor

Kismaayo (CKG) – Shirka wadatashiga ballaarinta Idaacadaha Dowlad Federaalka, Dowlad gobolleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa Sabtidii maanta ka furmay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah maamulka Jubbaland.

Furitaanka shirka ayaa waxaa ka qeyb galay madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo xubno ka socda maamul gobolleedyada dalka.

Shirkan ayaa aad looga hadli doonaa qaabka ugu sahlan ee Idaacadaha DF Soomaaliya, kan Dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir loo ballaarin lahaa.

CodkaKoonfurGalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com