Home » Saraakiil katirsan qeybta 60,aad oo tababar loogu furay Baydhabo(SAWIRRO)

Saraakiil katirsan qeybta 60,aad oo tababar loogu furay Baydhabo(SAWIRRO)

by Weriye Ateera

Baydhabo(CKG)-X/le Abduqaadir siidii mursal Madaxa Xafiska iskuxiraha Arimaha Bulshada iyo Ciidaamada Ee qebta 60aad CXDS ayaa maanta Magaalada Baydhabo Tababar Aqoon kororsi ah ugu Furey Saraakil iyo Saraakil Xigeeno katirsan Talisyada Taliska Guutada 8aad Qeybta 60aad Ciidanka Dhulka XDS iyo Saraakil kasoctey Taliska Qeybta 60aad Ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed Waxaana Tababar kan kusabsanaa Ilaalinta Xaquqda Aadanaha iyo Tababar kusabsan Badqabka Carurta Waxaana Tababar kan Soo Agaasimey wasaarada Gaashandhiga Somaliya iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Codkakoonfurgalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com