Home » Sacir Barar Xooggan Oo dhanka Khudaarta Nocyadeeda kala duwan ayaa laga Oo Magaalada Baydhabo (SAWIRRO)

Sacir Barar Xooggan Oo dhanka Khudaarta Nocyadeeda kala duwan ayaa laga Oo Magaalada Baydhabo (SAWIRRO)

by Mohamed Adam Socdaal

Baydhabo (CKG)- Baydhabo waxaa ka jira Sacir barar xooggan oo saameyey dadka dukaameysta suuqyadda qudaarta Magaalada Baydhabo waxaana qiimo aad u sareeyo laga dareemaya khudaarta noocyadeeda kala duwan.

saameynta ugu badan waxay ku yeelatay dadka barakacyaasha ah oo aan awoodin inay wax ku iibsadaan qiimahan xad dhaafka ah ee xiligan ay mareyso Khudaarta.

ganacsatada Khudaarta oo la hadlay Warbaahinta CodkaKoonfurGalbeed.com ayaa sheegay in qiimahan aadka u culus ee la kala siisto Khudaarta ay sabab u tahay waddooyinka oo biyuhu ay xireen kuwaasi oo gawaarida khudaarta sida ay ku adkeetay inay yimadaan Baydhabo taasina keentay sacir bararka khudaarta.

qaarkamid ah dadka maalin walba ka adeegta suuqa Qudaarta waxay sheegeen inaan awoodin qiimahan xili lagu gudajiro bisha kheyrka badan ee Ramadaan.

Codkakoonfurgalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com