39
Muqdishu- (CKG)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta qado sharaf hoygiisa ugu sameeyay Guddoonka Golaha Aqalka Sare iyo Guddiga Joogtada ah.
Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa Golaha Aqalka Sare uga mahadceliyay sida wanaagsan ee ay ugala shaqeeyeen Xukuumadda ansixinta shuruucda kaabaysa Dhaqaalaha, Amniga, Deyn-cafinta iyo Arrimaha Bulshada.
arinta ayaa ku soo aadeysa xili maantii shalay aheyd la soo xiray kalfadhigii Aqalka sare kaasi oo mudadii uu furnaa lagu meel mariyey dhowr sharci oo ay soo diyaariyeen Hay’adaha dowlada.
CodkaKoonfurGalbeed.com