Home » Ra’iisul Wasaaraha XFS oo waqti la qaatay shacab Soomaaliyeed oo ku damaashaadayey xeebta liido

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo waqti la qaatay shacab Soomaaliyeed oo ku damaashaadayey xeebta liido

by Weriye Ateera

Muqdisho(CKG)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa waqti la qaatay shacab Soomaaliyeed oo ku damaashaadayey xeebta liido.

Booqashada Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa ujeedku ahaa nabadda iyo xasilloonida ka hirgashay caasimadda dalka ee Muqdisho, isaga oo kula dardaarmay in ay sii xoojiyaan doorka kaga aaddan nabadda iyo isdhexgalka.

Mudane Xamsa Cabdi Barre, booqashada waxa ku wehliyay madaxweynayaasha dowlad Goboleedyadda Galmudug,Jubaland ,Hirshabeelle, Wasiiro ka tirsan XFS iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir

Codkakoonfurgalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com