Home » Puntland oo arrin cusub ku eedeysay dowlada Somalia

Puntland oo arrin cusub ku eedeysay dowlada Somalia

by Weriye Ateera

Puntland(CKG)-War-Saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Warfaafinta Puntland ayaa Dowlada Somalia ku eedeysay iney ka dambeyso akoonadda la xirayo ee Facebook iyadoo ku tilmaantay hab-dhaqankaas mid dhisan Kaligii-talisnimo iyo caburin.

“Waxaa Mas’uuliyad darro iyo xad-gudub ah in la isku dayo in la afqabto aragtiyaha toosinta iyo tilmaamaha ah ee ka imaanaya bulshadda Soomaaliyeed loona adeegsanaayo qolooyin burcad Internet-ka oo si gaar ah u beegsanaya mas’uuliyiinta iyo shacabka ka soo hor jeeda  aragtida Siyaasadeed ee kali-talisninadda ah ee uu dalka u horseedaayo Madaxweyne Xasan sheekh Maxamuud taasoo muujineysa dul qaad la’aanta Xasan Sheekh Maxamuud ee aragti iyo maqal kasta oo ka duwan aragtidiisa” ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka oo sidan hoose u qornaa:-

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com