Home » Odiyaasha dhaqanka KG oo ka hadleen fara galinta lagu haayo xildhibaanada DFS(DAAWO)

Odiyaasha dhaqanka KG oo ka hadleen fara galinta lagu haayo xildhibaanada DFS(DAAWO)

by Weriye Ateera

BAYDHABO(CKG)-Malaaq Cali Malaaq Xasan “Cali Qataar” oo kamid ah odiyaasha dhaqanka koonfur galbeed soomaaliya oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Baydhabo ayaa waxaa uu ka hadlay hadal ka soo yeeray malaaq kale oo odiyaasha KGS ka tirsan kaasi oo malaaqa ku sheegay in uu u gafay xildhibaanada degaan dootashadooda ay tahay KGS in xilka laga qaado.

Malaaq Cali Qataar ayaa sheegay in uu gef u geestay xildhibaanadaasi, ayadoo ka hadlaayay danahooda iyo xiisadda ka taagan dalka iyo gaar ahaan KGS, Cali Qataar ayaa tilmaamay hadalka ugaaska uu sheegay in uu yahay wax loo soo dhiibay oo lagu bur burinaayo degaanada KGS.

Malaaq Cali ayaa sidoo kale sheegay in wax laga xumaado ay tahay in xildhibaanada la yiraado ma matali karaan KGS.

HALKA HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA MALAAQ CALI LAMALAAQ XASAN.

Codkakoonfurgalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com