Home » Odiyaasha degmada Xudur oo cawasho ka ah maamulka KGS(DAAWO)

Odiyaasha degmada Xudur oo cawasho ka ah maamulka KGS(DAAWO)

by Weriye Ateera

XUDUR(CKG)- Qaarkamid ah odiyaasha gobolka Bakool gaar ahaan kuwa ku sugan degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool ayaa waxay cawasho ka yihiin agaasimaha wasaaradda arimaha gudaha dib u heshiisiita iyo dowladaha hoose ee maamulka koonfurgalbeed kaasi oo ku tilmaamay in uu keenay fariin ah is bedelka maamulka degmada Xudur.

Mid kamid ah odiyaasha dhaqanka degmada Xudur oo ka hadlay fargalinta lagu soo bilaaway maamulka degmada Xudur in uu yahay mid gabi ahaanba gul gulay amniga xaaladda degmada.

Waxaa wasaaradda arimaha gudaha sheegtay in loo diyaar garoowo doorashada maamulka degmada taasi oo odiyaasha ku sheegeen mid qaldan ayadoo ay joogaan xildhibaanadii golaha degaanka.

Odiyaasha ayaa ku baaqay in wax weliba sidooda loo dhigo qalalaasaha laga joojiyo degmada ayiyadoona sheegey in degmada Xudur ay tahay mid gala taageersan yahay maamulka KGS.

Halka hoose ka daawo muuqaalka oo dhameystiran.

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com