Home » Munaasabad Lagu Xusaayey Maalinta Dhirbeerista Soomaliya Oo Lagu qabtay Degmada Afgooye (SAWIRRO)

Munaasabad Lagu Xusaayey Maalinta Dhirbeerista Soomaliya Oo Lagu qabtay Degmada Afgooye (SAWIRRO)

by Mohamed Adam Socdaal

Afgooye (CKG)- Munaasabad lagu xusayey Maalinta dhir beerista soomaaliyeed ayaa lagu qabtey Degmada Afgooye ee Gobolka shabeelada Hoose.

Munaasabadan oo ay soo qaban qaabisey Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, dhirta iyo Daaqa Dowlada KG waxaa ka qeyb galay Masuuliyiinta Wasaaradda oo ugu horreeyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Yusuf Adam Gurdaale, qaar kamid ah maamulka Degmada Afgooye iyo marti sharaf kale.

Ujeedka munaasabada ayaa ahaa wacyigelin ku aadan in bulshada aysan jarin dhirta kuna baraarugaan beerista dhirta cagaaran.

Sanad walbo 17-April Maanta oo kale ayaa la xusaa maalinta beerista dhirta cagaaran ee soomaaliya.

Codkakoonfurgalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com