Home » Munaasabad dhaqaale aruurin ah oo lagu qabtay degmada Xudur(SAWIRRO)

Munaasabad dhaqaale aruurin ah oo lagu qabtay degmada Xudur(SAWIRRO)

by Weriye Ateera

Xudur(CKG)-Xaflada Daahfurka Munaasabada dhaqaale aruurinta hormarinta Degmada Xudur. ay ka qeybgaleen Maamulka Degmada kan Gobolka, dhalinyaro, haweenka, Odiyaasha Dhaqanka hay’adaha, Shirkadaha gaar loo leeyahay iyo Saraakiisha Ciidamada.

Munaasabad oo si xeer sare loo soo agaasimey ayaa ka soo qeyb galiyaasha ay sheegeen inay diyaar u yihiin ayaa dhisan doonaan Magaaladooda.

Masuuliyiinta Maamulka Degmada iyo Gobolka ayaa baaq u diray siyaasiyiinta iyo madaxda dalka in ay ka qeybqaataan barnaamijka Talo-wadaag ee dalkaaga ku dhiso.

Sidoo kale Maamulka Degmada Xudur ayaa si rasmi ah u wareejiyay lacag dhan Labaatan kun oo Doolar oo ay ka soo bixiyeen khasnada dowladda Hoose.

Codkakoonfurgalbeed com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com