Home » Meydadka 31 tahriibeyaal ah oo laga soo saaray xeebaha badda Tunisia

Meydadka 31 tahriibeyaal ah oo laga soo saaray xeebaha badda Tunisia

by Mohamed Adam Socdaal

Tunisia (CKG)- Ciidamada ilaalada xeebaha Tunisia ayaa sheegay maanta oo Isniin ah inay soo saareen meydadka 31 qof oo tahriibayaal Afrikan ah, kuwaas oo qarraqmay xilli ay doonayeen inay uga gudbaan badda Mediterranean-ka, una sii gudbaan dhanka Talyaaniga.

Waxa ay intaa ku dareen in meydadka laga soo saaray xeebaha Sfax, Kerkennah iyo Mahdia, waxaana ka mid ah meydadka labo dumar ah iyo labo caruur ah.

Tirada dadka tahriibeyaasha ah ee ka imaanaya dalka Tunisia ee ku wajahan xeebaha dalka Talyaaniga ayaa aad u korortay dhawaanahan.

Codkakoonfurgalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com