Wednesday, February 28, 2024
More

    Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Jabuuti iyo wafdi ka socda dalka Sudan?

    Jabuuti (CKG)- Wafdi ka socda dalka sudan oo u hogaaminayo ergeyga gaar ah ee madaxweynaa golaha ku meel gaarka ah ee dalka sudan Dafallah  Al-haji cali ayaa gaaray dalka jabuuti Iyaga oo la kulmay Madaxweynaha jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.

    Ergeyga oo sidday dhambaal qoraal ah, oo u soo gaarsiyay Madaxweynaha Jabuuti waxa uu uga warbixiyay xaaladihii ugu dambeeyay ee dalka Suudaan, oo ah halka ay ka socdaan dagaallada u dhexeeya cidaanka milatariga iyo cidaanka gurmadka deg-dega ah ee ( RSF ). iyada oo wali aay si goordhayso dhimashada iyo dhaawaca ee laabada dhinac iyo dadka rayidka ah.

    Ergeyga ayaa sheegay sida ay uga go’an tahay sii wadida dadaallada dhex dhexaadinta ah ee Madaxweynaha Jabuuti uu ka wado qalalaasaha Suudaan.

    Madaxweynaha jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo xubin ka ah guudiga madaxweynayasha ee saddex geesoodka ah ee IGAD u xilsaaray qalalaasaha Suudaan.

    Codkakoonfurgalbeed.com

    WARARKA LA XIRIIRA

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here

    KU BIIR ASXAABTA BARTA FACEBOOGEENA

    LATEST HEADLINES

    Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com