Home » Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Galmudug iyo Danjiraha Norway?

Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Galmudug iyo Danjiraha Norway?

by Mohamed Adam Socdaal

Galmudug (CKG)- Madaxweynaha Maamulka Galmudug  Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan la yeeshay safiirka Dowladda Norway u fadhiyay Soomaaliya iyo Kenya,waxaana ay ka wada hadleen arrimo dhawr ah oo ku aaddan xaaaladaha guud ee Galmudug.

Kulanka Madaxweynaha Galmduug iyo Gunnar Holm oo ah Danjiraha Dowladda Norway u fadhiya Kenya & Soomaaliya ayaa si gaar ah kaga wada hadlay arrimaha xasilinta.

Waxaana sdioo kale kulanka diirradda lagu saaray mashaariicda horumarineed ee ay Norway ka waddo gudaha maamulka Galmudug.

Codkakoonfurgalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com