Home » Maxaabiis Uu Cafis U Fidiyay Madaxweyne Xasan Sheekh Oo La Siidaayay (SAWIRRO)

Maxaabiis Uu Cafis U Fidiyay Madaxweyne Xasan Sheekh Oo La Siidaayay (SAWIRRO)

by Mohamed Adam Socdaal

Muqdisho (CKG)- 127 maxbuus oo ku xirnaa Xabsiga dhexe ee Xamar iyo Xabsiga MBC ee Ex-control Afgooye, ayaa saaka lasii daayay markii uu cafis u fadhiyay Madaxweynaha  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Munaasabadda Ciidda Awgeed.

Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo gudanaya waajibaadkiisa Dastuuriga ah ayaa soo jeedin u sameeyay Madaxweynaha JFS in cafis madaxweyne lagu sii daayo maxabiista ku xukuman dambiyada fudud ee ku xirnaa xabsiga Dhaxe ee Xamar iyo Xabsiga MBC ee KM7.

Sanad kasta marka la gaaro Maalmaha Ciida ayaa Madaxda ugu sareeysa dalka iyo Madaxda dowlad Goboleedyada waxaa ay cafis u fidiyaan qaar kamid ah Maxaabista dambiya fudud.

Codkakoonfurgalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com