75
BAYDHABO(CKG)-Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Gudoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada Dowladda Koonfur Galbeed oo looga hadlay Xaalada Guud ee Deeganada Koonfur Galbeed
Wasaaradaha Amniga iyo Haweenka ayaa Golaha Wasiirada iyo Madaxweyne Laftagareen la Wadaagay Hindise Sharciyeedyada Xakamaynta Hubka Yar yar iyo Sharciga Naafada.