Home » Masuuliyiin Katirsan Wasaaradda Qorsheynta K/Galbeed Iyo Hay’adda NRC Oo Kulan Muhiim ah yeeshay (SAWIRRO)

Masuuliyiin Katirsan Wasaaradda Qorsheynta K/Galbeed Iyo Hay’adda NRC Oo Kulan Muhiim ah yeeshay (SAWIRRO)

by Mohamed Adam Socdaal

Baydhabo (CKG)– Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowlada Koonfur Galbeed mudane Yakub Isak Hussein ayaa xaruunta Wasaaradda Qorsheynta kulan kula qaatay Wafdi ka socdey Hay’ada NRC.

kulanka ayaa looga wada hadlay sidii loo xoojin lahaa arimaha xalka waara oo uu goob joog ka ahaa agaasinka xafiiska xalka waara ee wasaaradda Qorsheynta Koonfur Galbeed.

kulankan oo intiisa badan daarnaa dardargelinta howlaha hor-tabenta leh ee horyaala xafiiska Xaalka waara oo ay kamid yihiin dadka dib ugu soo laabanaya Koonfur Galbeed iyo kuwa dalka gudihiisa ku barakacay ayaa dhinacyadu isla garteen in si dhow loogu warhaayo loono xoojiyo dadaalada wax loogu qabanayo.

Codkakoonfurgalbeed.com

 

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com