49
XUDUR(CKG)-Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Bakool oo ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula wareegayay maamul cusub oo wasaaradda waxbarashada KGS u magacawday dugsiga hoose,dhexe iyo Sare ee Bakool.
Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay maamulada gobolka Bakool iyo kan degmada Xudur, wakiilada wasaardda waxbarashada Df, KG , macalimiin, waalidiin iyo marti sharaf kale.
Codkakoonfurgalbeed.com