Home » Mas’uulin ka tirsan KGS oo lagu soo dhaweeyay Degaanka Aw-diinle.(SAWIRRO)

Mas’uulin ka tirsan KGS oo lagu soo dhaweeyay Degaanka Aw-diinle.(SAWIRRO)

by Weriye Ateera

Aw-diinle.(CKG)-Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Cadaalada Dowladda Koonfur Galbeed oo ay qeyb ka yihiin La-Taliyaha Madaxweynaha, Xildhibaano, Gudoomiyaha Degmada Baydhabo iyo Saraakiil Ciidan ayaa lagu soo dhoweyey Deegaanka Awdiinle ee Gobolka Baay.

Gudoomiyaha Deeganka Awdiinle Ibraahim Maxamed Nuur (Kalaay) Odeyaasha Dhaqanka, Sarakiisha Amniga, iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada Deeganka Awdiinle ayaa Wafdiga kuso dhoweyey Deeganka Awdiinle ee Gobolka Baay.

Socdaalka Wafdiga ee Deeganka Awdiinle ayaa ku qotoma Ukuuragelida Xaalada Amni, Caafimaad, Waxbarasho iyo sidii loo Xoojin lahaa la Dagaalanka Khawaarijta Alshabaab ayaa kulan is Xog-Waraysi ah la qaatay Qeybaha kala duwan Bulshada Deeganka Awdiinle.

Codkakoonfurgalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com