Home » Masuul Katirsan Soomaaliland Oo Isku Dhiibay Ciidamada SSC

Masuul Katirsan Soomaaliland Oo Isku Dhiibay Ciidamada SSC

by Mohamed Adam Socdaal

Laascanood (CKG)- Iyadoo wali ay taagan tahay Colaadda Gobolka Sool ee u dhaxysa Somaliland iyo SSC, ayaa warar sioo baxaya waxaa ay sheegayaan in Madaxii Waxbarashada Gobolka Sool ugu  qaabilsanaa Somaaliland Daahir Maxamed Axmed uu isku dhiibay SSC.

Masuulkaasi kasoo goostay dhanka Somaliland ayaa las heegay inuuw ato gaadiid iyo hub, waxaana uu si toos ah ugu biiray sida la sheegayo xoogagga SSC.

Madaxii Waxbarashada Gobolka Sool ugu  qaabilsanaa Somaaliland Daahir Maxamed Axmed ayaa sidoo kale la filayaa inuu goordhaw la hadlo warbaahinta, si uu faah faahin uga bxiiyo sababaha keenay in xiligaan uu isaga soo cararo Somaliland.

Codkakoonfurgalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com