Home » Mashruuc Cusub oo laga dhagax dhigay garoonka diyaaradaha Degmada Baydhabo(SAWIRRO)

Mashruuc Cusub oo laga dhagax dhigay garoonka diyaaradaha Degmada Baydhabo(SAWIRRO)

by Weriye Ateera
Baydhabo(CKG)-Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Dhagax dhigay Mashruuc Silig loogu Wareejinayo Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati-Gaduud ee Magaalada Baydhabo si loo ilaaliyo bad qabka Diyaaradaha Isticmaala Garoonka.
Dhagax-Dhiga Mashruuca Hormarinta Garoonka Diyaaradaha waxaa Madaxweynaha ku wehlinayey Wasiiro,Xildhibaano, Taliyaha Qeybta 3-aad Ciidanka ATMIS iyo Marti Sharaf kale.
Mashruuca Silig Wareejinta Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati-Gaduud ee Magaalada Baydhabo waxaa Dowladda Koonfur Galbeed ka Caawinaya UNSOS.
Codkakoonfurgalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com