Wednesday, February 28, 2024
More

    Magaalada Baydhabo oo si weyn loogu Ciiday.

    Baydhabo(CKG)-Waxaa maanta si weyn looga ciiday magaalada Baydhabo iyo magaalooyinka kale ee dalka Soomaaliya Maalinta Koowaad ee Ciida Carafo, iyadoo Masaajida iyo Goobaha fagaaraayaasha lagu dukaday Salaada Ciida.

    Misaajidada Baydhabo ayay maanta dadka ku dukadeen salaada Ciida.

    Waddooyinka waaweyn ee magaalada Baydhabo ayaa saxmad ahaa maanta, caruur iyo waalid gacanta haya ayaa soo buux dhaafiyay kuwaasoo u socday booqashada iyo marxabeynta eheladooda.

    Qaar kalena waxay u socdeen goobaha lagu ciido ee Beeraha kuwaas oo badankood sawirro ku galaya si ay ugu soo bandhigan baraha Bulshada.

    Codkakoonfurgalbeed.com

     

    WARARKA LA XIRIIRA

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here

    KU BIIR ASXAABTA BARTA FACEBOOGEENA

    LATEST HEADLINES

    Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com